Muuse Biixi oo la kulmay Xubno ay ku jiraan Shir Gudoonka Guurtida & Wakiilada (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay guddidii hore ee komishanka doorashooyinka oo muddo-xileedkoodu dhammaanayo 29-11-2019-ka, waxana madaxweynaha kulanka ku wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaiil (Saylici) iyo guddoomiyeyaasha goleyaasha guurtida iyo Wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Baashe Maxamed Faarax. Kulankan dhex maray Madaxweynaha iyo shir-guddoonka goleyaasha … Continue reading Muuse Biixi oo la kulmay Xubno ay ku jiraan Shir Gudoonka Guurtida & Wakiilada (Sawirro)